Matayos
Fariinta malaa'igta
Dhalashadii Ciise Masiix sidanay ahayd. Kolkii hooyadiis Maryan u doonanayd Yuusuf, intaanay isu iman, waxaa la arkay iyadoo Ruuxa Quduuskaa ka [...]
Matayos
Dhalashadii Ciise Masiix
Markaasaa Yuusuf hurdadii ka kacay oo yeelay sidii malaa'igtii Rabbigu ku amartay, oo naagtiisii ayuu qaatay;
uma uuse tegin iyada ilaa ay wiil [...]
Matayos
Ciise Waa La Baabtiisay
Markaasaa Ciise Galili ka yimid oo Webi Urdun ugu tegey Yooxanaa inuu baabtiiso.
Yooxanaase waa diiday, isagoo leh, Anaa u baahan inaad i [...]
Matayos
Ciisaa Duufaankii Dejiyey
Goortuu doonnida fuulay, xertiisii ayaa raacday.
Oo waxaa badda ka kacay duufaan weyn, ilaa ay hirarku qariyeen doonnida, laakiin isagu waa [...]
Markos
Ciise Muuqiisu Waa Isbeddelay
Lix maalmood dabadeed Ciise wuxuu waday Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa; oo wuxuu keligood geeyey buur dheer, hortoodana ayuu ku [...]
Markos
Ciise Macbudkuu Nadiifiyey
Wakafika Yerusalemu, naye akaingia ndani ya hekalu, akaanza kuwafukuza wale waliokuwa wakiuza na kununua ndani ya hekalu, akazipindua meza za [...]
Markos
Cashadii Ugu Dambaysay
Oo intay wax cunayeen, Ciise ayaa kibis qaaday oo barakeeyey, wuuna jejebiyey oo iyaga siiyey oo yidhi, Qaata, tanu waa jidhkaygiiye.
Kolkaasuu [...]
Luukos
Ciise Wuxuu Ku Tukaday Beer Getsemane
Markaasuu baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday.
Markuu meeshii joogay ayuu ku yidhi, Tukada inaydnaan [...]
Matayos
Ciise Waa Lagu Qodbay Iskutallaabta
Tuugaggii iskutallaabaha lagu la qodbayna sidaas oo kale ayay u caayeen.
Hadda saacaddii lixaad ilaa saacaddii sagaalaad dhulka oo dhammu gudcur [...]
Matayos
Ciise Waa Dhintays
Markaasaa Ciise goortuu mar kale cod weyn ku dhawaaqay, ruuxii bixiyey.
Oo bal eeg, daahi macbudka ayaa kor ilaa hoos laba u kala dillaacay, [...]
Matayos
Ciise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii Dhintay
Sabtidii dabadeed goortii waagii beryayay maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, Maryantii reer Magdala iyo Maryantii kale waxay u yimaadeen inay [...]
Matayos
Muuqashada Masiixii Sare kacay xertii
Markaasaa koob-iyo-tobankii xerta ahaa Galili tageen ilaa buurtii Ciise kula ballamay.
Oo goortay arkeen isagii, way caabudeen, laakiin qaar baa [...]